Warbixin:-Faa’idooyinka ay dhirta beeristeedu ay u leedahay deegaanka.

0
238

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Beerista dhirta waxey sabab u noqotaa in la dareemo saxaansaxo udgoon oo caafimaad leh waxayna lagama maarmaan u tahay dhamaan jiritaanka nooluhu oo siyaabo kale duwan uga tiirsan.

Beerista dhirta waxay sido kale kaalin mug leh ka qaadan kartaa isbadalka cimilada iyo bilicda deegaanka.

Hadaba warbixintan waxaan ku egeynaa Faa’iidooyinka ay Dhir beeristeedu ay u leedahay Deegaanka.

Qaar kamid bulshada ku nool Deegaanka Dhoobley oo aan wax ka weydiinay sida bulshada logu baraarujin karo Beerista Dhirta ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay muhiimada ay deegaanka u leedahay beerista dhirta iyagona Bulshada ugu baaqay in ay ku dadaalaan ilaalinta Deegaanka.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya