Warbixin:-Doorka Nooce ah ayay isku xirka bulshada iyo Maamulku ka qaadan kartaa Horumarinta Nabada iyo maamul wanaaga

0
68

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamul wanaagu waxaa uu yeelan karaa qeybo badan sida mid shakhsiyadeed ama mid wadareed sida maamulida bulshooyin isku Deegaan ah waxaana inta badan looga baahan yahay dadka wax maamula in ay leeyihiin khibrad maamulid oo heer sara.

Qaar kamid ah Bulshada Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay Doorka ay isku xirka bulshada iyo Maamulku ka qaadan karto Horumarinta Nabada iyo maamul wanaaga.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa