Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamul wanaagu wuxuu yeelan karaa qaybo badan sida mid shaqsiyeed ama mid wadareed sida maamulidda bulshoweyn leh deegaan sidaas daraadeed dadka wax maamulayaa waa in ay leeyihiin khibrad maamul aqoon oo heer sare ah, waana in ay u dheer tahay dareen iyo garasho fog.
Qaar kamid ah bulshada ku nool magaalada dhoobley ayaa ka hadlay Doorka iskuxirka bulshada iyo maamulka ay ka qaadan karto maamul wanaaga iyo horumarinta nabada.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan inooga diyaarisay