Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ciyaaraha Kubada Cagta ayaa waxaa ay door muhiim ah ka qaataan Nabadda iyo is dhaxgalka Bulshada waxaa mudooyiinkii danbe soo badanayay Dhalinyarada Isticmaasha Maandooriyaha noocyadiisa kala duwan taaasi oo sabab u noqotay in dhalinyaro badan ay iska dhaafaan ciyaarista Kubada Cagta.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahinaya