Warbixin:-Door intee la eg ayay dhalinyarada Soomaaliyeed ka qaadan karaan dib u Dhiska Dalka?

0
120

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaradu waa laf dhabarta dal walba ama cududda uu ku faano, dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa qeyb libaaxle ka qaadanayey Sanahaadii danbe Dib u dhiska Delkeena Soomaaliya iyagoo door muhiim ah kaga jira Hogaaminta Sare Dalka, kuwa kale oo badanna ay higsanayaan in ay qeyb ka noqdaan hoggaamintaasi.

Hadaba qaar kamida ah dhalinyarada ku nool magaalada dhoobley ee gobolka jubada hoose  oo aan waraysi layeelanay ayaa inooga warbixiyay doorka kaga aadan dibu dhiska dalka iyo sida ay uga go’an tahay in dalkooda ay dhistaan iyagoo islamarkaana inoo sheegay in door weyn kaga aadan yahay ka dhalinyaro ahaan dib u dhiska dalka.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah faahinaya