Warbixin:-Door intee la eeg ayey Haweenku ka qaadan karaan Horumarinta Nabadda?

0
110

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa waxay door mugga leh ku leeyihiin dhisidda iyo jiritaanka nabadda, inkastoo dhibaatooyinka ay dagaaladii sokeeye geysteen, dhibaatada ugu badan ay soo gaarto Haweenka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa