Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo Muddooyinki danbe uu bulshada dhexdeeda ku soo badanayay furriinka ayaa waxay saameyn ku yeelataa Caruurta iyo guud ahaan Qoyska.
Furiinka ayaa waxaa uu yahay isfahan darro soo kala dhexa gasha labada qof ee isqaba, iyagoo markaaas uu midba midka kale uu ku eedeyo sababta furriinka ,waxaana arintaan ka hadlay Sheekh Xasan Raage oo kamid ah Culumaau’diinka Degmada Dhoobley.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan inooga diyaarisay