Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xanuunka Baabasiir ayaa ah mid ay qaar ka mid ah bulshada somaliyeed ka wada sheegtaan,waxaana Xanuunkaani u yahay mid siyaabo kala duwan dadka u saameeya Dr Abdulaahi Isxaaq oo ka mid ah dhaqaatiirta Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka baay ayaa waxaan wax ka weydiinay wuxuu yahay Xanuunka baabasiirka iyo siyaabooyinka uu ku imaan karo Cudurkaasi.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya