Warbixin:-Dhibaatooyin nooce ah ayay Carruurtu kala kulmaan Qoys Bur-burka.

0
46

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Istixgalinta iyo kalsoonida labada qof ee qoyska isla wadaaga waxa ay xoojineysaa inay ku guuleystaan dhisitaanka noloshooda iyo Mustaqbalkooda Carruurtooda.

Qoyska oo Bur-bura ama la ilaalin waayo jiritaankiisa ayaa waxaa saameyn xoogan kala kulma Carruurta waxaana inta badan meesha ka baxa Masuuliyada Qoysnimo ee Waalidiinta kala tagay.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa