Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Adeegsiga hadalada kudhisan naceybka ayaa waxa la sheegey in maalinba maalinka dambeyso ay soo kordhiyaan rabshado sido kalena halis galin kara nabada kuwada noolasha iyo wada jirka bulsha kasta oo meel kuwada nool.
kasokow waxyeelada jireed iyo tan maskaxeed ee kutimada qofka ama cida lagu bartilmaa meedsao hadalada naceybka waxa kale oo ay xambarsan yihiin xiisado bulsho.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa