Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhibaatoyiin badan ayey Hooyoyinka Soomaaliyeed kala kulamaan marka ay ku jiraan xilliga dhalamada ,waxana u sii dheer in ay qaarkood aysan helin daryeel Caafimaad. Sidokale Waxaa jira haween ah umuliso dhaqmeedyo kuwaas oo ka umuliya hooyooyinka.
Qaar kamid ah haweenka ku nool Magaalada Dhoobley ayaa kawarbixiyay dhibaatooyinka mararka qaar ay kala kulmaan umuliso dhaqameedka iyagoona uga baaqay hooyooyinka inay ku xirnaadaan xarumaha caafimaadka xilliga uurka iyo dhalmaduba.
Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan inooga diyaariyay