Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hooyada Uurka leh ayaa looga baahan yahay daryeelida iyo la soco shada xaaladeeda caafimaad iyo sido kale in ay ku xirnaato xarumaha caafimaad ee lagu daryeelo Hooyada iyo dhalaanka.
Qaar kamid ah Dhaqaatiirta Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay dhibaatooyinka soo wajaha Hooyada Uurka leh iyo daryeelka Caafimaad ay u baahan tahay si ay ula socoto xaaladeeda.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya