Warbixin:-Ahmiyad Intee la eg ayay Bulshada u leedahay Nabadu

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Marka la soo hadal qaado erayga Nabad, qofkastaba waxaa islamarkiiba ku soo dhacaya qiimaha ay nabadu u leedahay Guud ahaan nolosha aadanaha, oo ay muhiim tahay in mar walba qofku ku noolaado Nabad waarta inta wakhtigiisa uga dhiman.

Qaar kamid ah bulshada ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka jubada Hoose ayaa sharraxaad kabixiyay ahmiyadda ay leedahay nabadda.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa