Warbixi:-Waa Maxay Faa’iidooyiinka ay leeyihiin Ganacsiyada yar-yar?

0
125

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar badan oo kamid ah Bulshada Soomaaliyeed ayaa noloshooda iyo mida Qoysaskooda ka maareya Ganacsiyada yar-yar islamarkaana ka soo saarta Biilkooda.

Ganacsiyada yar-yar ayaa leh faa’iidooyin Dhinacyo badan kuwaasi oo qofka u sahla in gaadho heer u sameysto Ganacsiyo waa weyn.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya