Warbaahinta Sanguuni oo Door Muhiim ah ka qaadato Tabinta Wararka La xiriira Arimaha bulshada

0
183

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Warbaahinta waa kaalin u muhiim ah bulshada taasoo ku saleysan wax gaarsiinta saxda ah, iyadoona sanadihii ugu dambeeyay horumar balaaran ee laga sameeyey dhinaca wax tabinta.

Qaar kamid ah Dhageystayaasha Idaacadda Sanguuni ayaa ka halday sida ay u arkaan baahinta Barnaamijyada iyo Wararka ka baxo Idaacadda.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan inooga diyaarisay