Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Puntland Mudane Dr Maxamed Siciid Faroole ayaa daah-furey war-biyoodka Deegaanka Reebanti oo dhismahiisaa la dhameystirey.
Mashruucaan oo ka mida mashaariicda horumarineed ee Wasaaradda Qorsheyntu u qoon-daysay Deegaanka Reebanti waxaa hirgalisay Wakaaladda Biyaha Puntland.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya