Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiiro ka tirsan maamulka Somaliland, Duqa magaalada Hargeysa iyo maareeyaha wakaaladda biyaha magaalada Hargeysa ayaa si wada jir ah u daah furay mashruuca biyo xireenka deegaanka Geed deeble oo ay hirgelisay wakaaladda biyaha Hargeysa.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramya