Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada XFS, ayaa magalada Muqdisho ku qabatay Ololaha wacayigalinta wajiga labaad ee todobaadka ka hortagga adeegsiga bacaha iyo ilaalinta bad qabka deegaanka.
Munaasabada ayaa waxaa kusugnaa wasiir ku xigeenka wasaaradda deeganka iyo isbededlka cimilada XFS aqoonyahano iyo madax kasocotay shirkadaha.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa