Wajiga labaad ee wareysiga imtixaanka macallimiinta oo ka bilowday Magaalada Muqdisho.

0
130

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Waxbarashada XFS iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Magaalada Muqdisho ka bilaabay wajiga labaad ee Imtixaanka macallimiinta oo wareysi toos ah.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa