Wajiga labaad ee qaadista imtixaanka wareysiga ee macalimiinta oo ka bilowday Baydhabo.

0
72

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Maamulka Koofur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo ka Daah furay wajiga labaad ee Imtixaanka macallimiinta oo wareysi ah.

Imtixaanka wareeysiga ah ayaa laga daah furay Magaalooyinka Baydhabo iyo Afgooye iyada oo aay ufariisteen 400 oo macalimiin ah.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawarmaya