Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa maanta oo jimca ah laso gaba gabeeyay imtixaankii dhanka afka ahaa ee wasaarada waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ay ka qaadeysay macalimiintii dhawaan qaadatay wasaaradu gaar ahaan qeybtooda gobolka banadir
Gudomiyaha gudiga qaadashada macalimiinta ee wasaarada waxbarashada xasan maxamed cali ayaa sharraxaad ka bixiyay imtixankan afka ah iyo sida ay u qaadeen.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya