Wajiga labaad ee dhismaha garoonka diyaaradaha Degmada Xeraale oo bilowday.

0
184

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Xeraale oo ay si isku tashi ah ku bilaabeen bulshada xeraale ayaa waxaa uu hatan guda galay wajiga labaad iyadoona ay kormeer ku tageen Masuuliyiin uu horkacayay Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Galmudug Xildhibaano iyo sido kale Wasiiro ka tirsan Maamulka Galmudug.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya