Wajiga koowaad Xalinta colaadii ka jirtay Degmada Wanlanweyn Oo lagu guuleystay.

0
116

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka mid ah odiyaashii loo xilsaaray kala qaadistii ciidan beelihii dhawaanahaan ku dagaalamaayay degaano ka tirsan degmada Walanwen ayaa sheegay in ay ku guleysteen wajigii koowaad ayagoona kala qaaday ciidankii is hor fadhiyeen.

Sidoo kale odayaasha labada dhinac ayaa iyagana sii anba qaaday sidii loo dhameyn lahaa xiisada colaada, waxaana loo ballansanyahay in laqabto fadhi lagu soo gabagabeynaayo colaadda.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya