Wajiga Koowaad Wadada laamiga Gaalkacyo oo la dhagax dhigey.

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Gaalkacyo oo ay wehlinayaan Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degamda Ganacsato Iyo dhaqaatiir ayaa si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha wadada ee isbitaalka Shifo Wadadan oo cabirkeedu dhan yahay 257 mitir ayaa ah wado halbowle ah isla markaasina muhiim u ah dadweynaha iyada oo dhismaheeda lagu fulinayo isku-tasho oo ka imaanaya Dowladda Hoose iyo ganacsatada deegaanka.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya