Wajiga koowaad ee wadada isku xirta degmada Mubaarag iyo Tuulada Galgalu oo la soo gabagabeeyay

0
51

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa lasoo gabagabeeyay wajiga Koowaad ee dhismaha wadada isku xirta Degmada Mubaarak iyo Tuulada Galgalu ee Dowlada Deegaanka Soomaalida.

Dhismaha wadadan ayaa waxaa iska kaashanayo Maamulka Degmada Mubaarag iyo Shacabka Degmada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa