Qurba Joog dalka u yimid inay maal gashadaan oo Kismaayo lagu soo dhaweeyay

0
44
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Dowladda Jubbaland, oo ay wehliyaan Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Jubaland, Axmed Naaji Xaaji Cabdullahi iyo Maamulka Degmada Kismaayo, ayaa si diirran ugu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo wafdi qurbo joog ah oo u yimid inay maalgashi ku sameeyaan Deegaanka.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya