Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wafdi uu hogaaminayo wasiirka wasaarada arimaha gudaha, dowlada hoose iyo dib u heshiisiinta kgs mudane Abdullahi haji hassan ayaa gaaray degmada baraawe ee caasimada koonfur galbeed.
Wasiirka wasaarada arimaha gudaha, dowlada hoose iyo dib u heshiisiinta kgs mudane Abdullahi haji hassan ayaa tilmaamay muhiimada ay u yimaadeen casimada dowlad konfur galbeed ee baraawe.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah faahinaya