Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka Bangiga dhexe ee dalka oo gaaray Dhuusamareb.

0
97

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wafdi uu hogaaminayay Guddoomiye ku xigeenka Bangiga Dhaxe ee Soomaaliya Cali Yaasiin Sheekh Cali ayaa Gaaray Magaalada Dhuusmareeb ee caasimada Galmudug waxaana Garoonka Diyaaradaha ee Dhuusmareeb ku soo dhaweeyay Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Galmudug Mudane Farxaan Cali Gaban.

ujeedada Socdaalka Guddoomiye ku xigeenka Bangiga Dhaxe ee Soomaaliya ayaa la xiriirta Furintaanka laanta Bangiga Dhaxe ee Galmudug oo la dhameystiray Dhisme iyo qalabeyn lagu sameyay.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya