Wafdi uu hogaaminayo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka Jubbaland, oo gaadhay Degaano hoos taga Dagmada Badhaadhe.

0
110

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wafdi uu hogaaminayo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka Jubbaland, Mudane Maxamed Cusmaan Jamaac ayaa gaadhay Degaanada hoos taga Dagmada Badhaadhe.Xasan Maxamed Cabdullaahi