Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wafdi uu hogaaminayey guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa kormeeray qaar ka mid ah goobaha ay ku soo barakaceen dadkii ay saamaysay abaaraha ka jira Qeybo badan oo Dalka ah.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya