Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wafdi Balaadhan oo u hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland Engineer Ismaaciil Axmed Garas islamarkaana uu qeyb ka ahaa Sanatar Ilyaas Badal Gaboose oo Deegaan Doorashadiisu tahay Jubbaland ayaa soo gaadhay Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose.
Wafdigan kala socday Dowlada Soomaaliya iyo Her Dowlad Goboleed ayaa waxaa si diran ugu soo dhaweyay Garoonka Diyaaradaha Dhoobley Maamulka iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada Degmada.
Xasan Maxamed Cabudllaahi.ayaa kawarmaya