Wafdi ka socday Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo gaaray gobolka Gedo.

0
66

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Doloow ee Gobalka Gedo waxaa gaadhay wafdi baladhan oo uu hogaaminayo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka Jubbaland Maxamed Cusmaan Jaamac waxaana ku wehelinayay Socdaalka Agaasimaha waaxada Gargaarka ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta musiibooyinka Jubbaland Maxamed Cadow Axmed iyo Masuuliyiin kale.

waxaana ku soo dhaweyay Garoonka Diyaaradaha ee Doloow Maamulka Degmada iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya