Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wafdi ka socda Midowga Africa, gaar ahaan xafiiska xuquuda carruurta iyo saraakiil ka socotay hay’adda Save the Children ayaa magaalada Muqdisho kulamo la qaatay Wasiir ku xigeenada Wasaaradaha Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda aadanaha iyo Wasaaradda Cadaalada iyo Arrimaa Dastuurka mudadii uu kulanku socday ayaa waxaa looga hadlay heerka uu marayo Saxiida Soomaaliya ee axdiga Africa ee xuquuqda iyo Daryeelida Caruurta Africa.
Wafdigan ayaa uga mahad Celiyay Dowlada Soomaaliya wax qabadkeeda iyo dadaalada ay ka geysaneyso Xuquuqda Caruurta.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya