Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wafdi uu hor kacayay Cabdiqaadir Shariif Sheekhunaa oo ah la taliye Sare oo Hay’adda Maareynta Musiibooyinka u qaabilsan ka hortaga leexsashada Gargaarka oo ay weheliso Agaasimaha waxda Gargaarka SoDMa Saharo Cali Yuusuf ayaa Maanta gaaray Magaalada Baraawe ee Caasimada KGS.
Wafdigan waxaa garoonka Diyaaradaha Baraawe ku soo dhaweyay Guddoomiyaha Degmada Baraawe Cumar Sheekh Cabdi ku xigeenadiisa Saraakiisha Ciidamada iyo Masuuliyiin kale.
la taliye Sare Cabdiqaadir Shariif Sheekhunaa iyo Saharo Cali Yuusuf Agaasimaha waxda Gargaarka ayaa kawarbixiyay ujeedka Socdaal kooda.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya