Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa ah mid sii balaaranaysa marba marka ka dambaysa. Qaar kamida Degmooyinkeeda ayaa noqonaya kuwa ugu saxmadda badan.
Qaar kamid ah Gaadiidlayda Magaalada ayaa kawarbixiyay waxa keenay saxmada magaalada iyadoo mootooyiinka laga dhigay A iyo B.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa