Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada kismaayo ahna Duqa Magaalada Cumar Maxamad Maxamuud Fara wayne ayaa Ka hadlay qorshayaasha horumarineed ee ay Magaalada udajiyeen gaar ahaan cagaarinta ama dhir beerista Magaalada iyo sido kale dhismaha wadooyinka Magaalada.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya