Wadooyinka Magaalada Jowhar oo Dhir beeris Lagu Billaabayo.

0
108

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Ururka dhalinyarada Gobolka shabeellaha dhexe fartuun Aadan oo la hadashay warbaahinya ayaa kawarbixisay waxyaabaha sanadkan kaga qorsheysan eey ku dooneyso in ay ku horumariyo guud ahaan dhalinyarada iyo bilicda Magaalada Jowhar.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya