Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada kismaayo Cumar Cabdullaahi Maxamed Faraweyne iyo taliyaha laanta nabad galyada waddoyinka Cabdishakuur Sheekh Maxamed dayib ayaa hirgaliyay astaanta joogsiga gawarida taas kala xidideysa gadiidka si aysan shil u galin ama isugu dhicin.
Ujeedka hirgalinta Astaantan ayaa muujineysa amaanka iyo bad qabka gadiidka si aysan isugu dhicin.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa