Wadooyinka Degmada Boosaaso oo dhir Beeris Lagu bilaabey.

0
48

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka dowlada hoose ee degmada boosaaso ayaa Wado Olole Lagu dhirenaaya Guud ahaan Magaalada ayigoona Beeraleyda Degmada Iyo Degaanada Hoos yimaada ay kala kaashanayeen Dhir Beerista Laga Bilaabey Magaalada Boosaaso Taas oo qayb ka ah 150 Geed timireed ah lagu Beeraayo inta u dhaxaysa wadada Maqaska ilaa Garoonka diyaaradaha Bosaaso.

Dhirtan ayaana oo ka qayb qaadanaysa Bilicda quruxda iyo cimilada Hagaagsan ee Bosaaso waxaana Qaybta kowaad Maamulka Dowlada Hoose uga deeqqen Beeralayda iyo Maamulka Deegaanka Karin ee Degmada Bosaaso.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya