Wadooyinka Baydhabo Roobku Burburiyey Oo dib u dhis Lagu Bilaabey

0
68

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Roobkii daadka watay ee ka da,ay Magaalada Baydhabo iyo Deeganada kale ku hareereysan waxa uu sababay qasaara kala duwan meelaha uu saameyey waxaa kamid ah Wadooyinka oo inta badan Burbur xoogan soo gaarey taasina ay caqabad ku tahay isku socodka dadka iyo Ganacsiga Magaaladaasi.

Si wax loogu qabto Burburka Wadooyinka ayaa Guddiga Gurmadka Fatahaada Dowlada KGS kormeerey kuwaas oo hada laga bilaabey dib u dhis maadama shacabka iyo Gaadiidleyda ay dhibaata ku qabaan marista wadooyinkaas.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa