Wado Muhiim ah oo laga dhagax dhigay Gaalkacyo.

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Maxamed Faarax Maxamud ayaa dhagax dhigay wado muhiim u ah magaalada Gaalkacyo.

Munasabada dhagaxdhiga waxaa goobjoog ahaa Wasiiro,Xildhibaano, taliye kuxigeenka Boiliska, Maamulka gobolka, Maamulka Degmada iyo guddiga Horumarinta degmada galkacyo.

Xasan Maxamed Cabdullaahi. ayaa kawaramaya