Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guuddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa dhagax dhigay dhismaha wadda Interlock ah oo laga hirgalin doono xaafada Suuq Bacaad ee Degmada Yaaqshiid.
Dhismaha wadadan ayaa waxaa iska kaashanaya ganacsatada iyo maamulka Degmada Yaaqshid ee Gobolka Banaadir.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya