Wadista tagaasida oo shaqo u noqotay Dhalinyaro badan.

0
187

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maxamed Cabdi waa wiil dhalinyaro ah oo ku nool magaalada dhoobley kana mid ah dadka baahiyaha gaarka ah qabo, waxaa uu nolal maalmeedkiisa ka raadsadaa Kaxeynta Tagsiga.

Maxamed cali samow. ayaa warbixin nooga diyaariyay