Masuuliyiinta deegaanka Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay in dib u dhis lagu samaynayo naqshada ay u dhisantahay magaalada Dhoobley, Cumar Axmed Muxumed oo ah Guddoomiyaha Xaafadda ee Koowaad ee magaalada Dhoobley ayaa digniin u direy dadka dhismayaashoodu ay soo galeen waddooyinka, Wariyaha Radio Sanguuni Cumar Maxamed Dayib ayaa ka warramaya