Waddo 800 mitir oo laga hirgaliyay Magaalada Kismaayo.

0
151

(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland iyo Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland iyo ku xigeenkiisa ayaa si wadajir ah xariga uga jaray wado 800 mitir ah oo laga hirgaliyay suuq yaraha Magaalada kismaayo.

Wadadaan ayaa waxaa dhismaheeda hirgalisay rugta ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland oo ay uga talagashay in ay soo celiso bilicda wadooyinka yar yar ee suuqyada Magaalada kismaayo.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya