Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-7dii bishan aynu jirno ayuu madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan uu xariga ka jaray 7 wado oo laami ah kuwaas oo bulshada kismaayo ay baahi weyn u qabeen.
Qaar kamid ah Wadayaasha gaadiidka noocyadiisa kala duwan ee Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in ay nafis badan dareemeen kadib hirgalintii wadooyinka cusub ee Magaalada lagu soo kordhiyay.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya