Wadayaasha Gaadiidka Kismaayo oo ka hadlay saamaynta roobabka ku yeesheen Waddooyinka.

0
158

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Roobabka maalmihii lasoo dhaafay ka da’ay ayay saameyn ku yeesheen wadooyinka qaar ee dhexmara Magaalada Kismaayo, iyadoo wadooyinka muhiimka ah uu roobka biya dhigay kuwa kalena daadadki roobka ay ka dhigeen dooxooyin gawaaridu aney mari karin.

Qaar kamid ah Wadayaasha Gaadiidka Kismaayo ayaa ka hadlay saamaynta roobabka ku yeesheen Waddooyinka dhexmara Magaalada.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa