Wadatashi ku saabsan Ansixinta Hagaha La qabsiga Cimilada oo lagu qabtay Mugadisho.

0
50

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha XFS ayaa Muqdisho ka furtay Wadatashi ku saabsan Ansixinta Hagaha La qabsiga Cimilada ee Habka Casriga ah ee Wax soo-saarka Xoolaha

Shirkan waxaa ka qeybgalay madax ka soctay maamul goboleedyada iyo Hay,adda WFP.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa