Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa maanta magaalada baris ee dalka faransiiska lagu saxiixay heshiis dowlada soomaaliya loogu cafiyay lacag dhan 1.2 bilyan oo ay ku lahaayeen wadamada ku bahoobay naadiyada Paris club.
Wasiirka Wasaarada maaliyada ee xukuumada fadaralka soomaliya mudane biixi iimaan cige iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa waxaa ay shir wada xaajood ah la qaateen lataliyaasha dalalka xubnaha ka ah naadiga Paris club oo ku sugan Magaalada Paris.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya