Wadada weyn ee dhexmarta bartamaha Magaalada Qardho oo dayactir lagu bilaabay.

0
38

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowladda Hoose ee Degmada Qardho ayaa dayactir iyo dib u habayn ku bilowday wadada weyn ee dhex mara bartamaha Magaalada taasi oo ay dhib ku qabeen maristeeda gadiidka iyo bulshada

Waxaa ka qeyb galay dib u dayactirka lagu sameynayo wadadan Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Qardho iyo Agaasimaha waaxda howlaha guud ee Degmada Qardho.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya